Waxgaradka Jubland Oo si Kulul Kaga Hadlay Hadal Kasoo Yeeray Kenya
nabadoonada kasoo jeeda gobalka gado ayaa si kulul uga hadlay hadal dhawaan kasooo yeeray dowlada kenya oo ay kusheegtay in dadka dagan gobalka gado iyo jubooyinka ay alshabaab yihiin
Nabadoon cabdirashiid macalin gaas oo wareesi gaar ah siinayay barnaamijka aragtisan ayaa tilmaamay in aysan jirin iminka kenya wax ay ku sameen karto shacabka Gado iyo jubooyinka.
Nabadoonka ayaa sidoo kale soo hadal qaaday in hadalka Kenya uu yahay boor isku qaris maadaama ay ku fashilantay weerarki siyaasadeed ee kusoo qaaday dowlada somaliya…..
Halkaan hoose ka dhageeyso codka naqbadoon cabdirashiid m.Gaas