Turkiga Iyo Imaraadka oo Shidaalka Somaliya Inay isku Dagaalan Qarka U Saaran.

Soomaaliya ayaa mar kale u tallaaba-qaadday ​ka faa’iidaysiga kheyraadka shiidaalka, kaddib markii Aqalka Sare ee Baarlamaanka uu ansixiyay January 6, 2020 Sharciga Batroolka dalka. Walow sharcigu uu soo raagay, haddana waxaa la filaayaa inuu soo jiidan doono maalgashiga shirkadaha shidaalka caalamiga ah.

Balse, waxaa murugo ka taagan tahay in ansaxintii sharciga uu ku soo beegmay xilli olole​ doorasho, iyo rabshado argaggixiso dalka ay ka bilowdeen, taas oo baqdin gelin karta maanka maalgashatada shisheeyaha

Waxaana soo ifbaxaya awoodaha caalamka eee isha ku hya qayradka kaydka somaaliya oo muddo kabadam 20sano ay il gaara ku fiirinayeen isla markaasna uu wadankasta uu doonayay inuu isaga heli doono mustaqbalka inuu noqdo dalka soo saari islamarkaana qaybta ka heli doono wax soo saarka shidalka somaaliya

Waana xilli ay dowlada somaaliya ay hishiis la gashay dowlda dalka turkiga oo ah xiriirka ugu way nee caalamka ay leedahay somaaliya

Arintaaan ayaana muujisay inay jiraan awoodo kale oo xilligani ku loolamaya kaydka shidaalka somaaliya isla marka ay jeclaan lahayeen inay helaan awoodahaasi oo iyana laftooda il gaar isku fiirinaya xilli dowladaha imaaraadka iyo sacudiga ay il gaar ah ku fiirinaya inay qeeb ka yeeshaan qayraadka shidaalka dalka somaaliyeed Waxaana dowlada somaaliya ay markle ku talaabanaysaa inay ka faaidaysato qeyraadka shidaalkeeda kadib markii aqalka sare ee baarlamaanka uu ansixiyay bishani aynu ku guda jiro 6dii 2020 sharciga batroolka dalka hadana waxaa la filayaa inay soo jiitaan isla markaana ay keenaaan maalgashiyo shisheeye iyo shirkado shidaal oo caalami a