Ra’iisul Wasaare Khayre oo Cambaareeyay Weerarkii Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Fedraalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre ayaa Cambaareeyay weerarka xalay lagu qaaday magaalada kismaayo qaasatan hotel-ka cas -caseey .
Ra’iisul Wasaaraha ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dhammaan ehelada iyo qoysaska ay ka baxeen dadkii ku dhintay weerarkaasi.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay garab istaagaan ciidadamada Qaranka ee ku howlan soo afjaridda maleeshiyada al-shabaab.