Ra’iisul Waasaraha Soomaaliya oo Magaacabay Gudiga Doorashooyinka Maamulka Soomaalind
Ra’iisul Waasaraha Soomaaliya ayaa xalay Magaacbay Gudiga Doorashooyinka Maamulka Soomaalilnad.
Gudigaan ayaa ka shaqayn doona soo xulista xildhibana Kasoo jeeda Maamulka Soomaalind, kuwaasi oo lagu dooranayo Magalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya.
Shaqsiyaad gaar ah, islamarkana doonaya dano iskuwada mid ah, ayaa rabay in ay soo xulaan xubnaha ku matalaya Maamulka Soomaalind,Gudiga doorashooyinka iyo Gudiga khalilaafka heer federaal.
Rooble ayaa horey u magaacabay Gudiga Doorashooyinka ee heer federaal, waxana ka soo hor jeestay Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi, aydoo uu saaray war qad cadanaysa in aysan matalin Maamulka Soomaalind.
Magacabistaan ayaa imaanaysa ayadoo maalmahii la soo dhaafay uu shir u socday Golaha Waasirada Cusub, islamarkana ay xooga saarayaan sidii ay ku fililahayeen heshiisyadii ay wada gaareen dowlada Faedaalka Soomaaliya, iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka