qaar ka mid ah dadka degan Somaliland oo Adis Sababa Midnimo Somali Uga Dhawaqay ,
Waxa magaaladda Addis ababa ee xarunta dalka Ethiopia ku soo dhammaaday Shirar is-daba joog ah oo u socday ergooyin isugu jira Aqoonyahanno, Siyaasiyiin, Qurbo-joog kawaas oo ka soo jeeda deegaanada somaaliland
Shirkaas oo nuxurkiisu ahaa sidii shacabka ku dhaqan Gobollada Waqooyi ee Somalia u samaystaan maamul Gobolleed ka turjumaaya doonista iyo rabitaanka Shacabka, ayagoo ku dhawaaqay maamul goboleed ugu magacdareen maamul goboleedka waqooyi ee SOMALIA,kaasoo waafaqsan nidaamka Faderal Somalia.