Putland oo shaacisay goorta lafulin doono xukunkii dilka ahaa ee kiskii caaisha ilyaas
Xeer ilaalinta Puntland oo ku dhawaaqday xiliga lagu fulinayo qisaasta
ragii ku eedaysnaa kufsigga Caaisho Ilyaas.
Xeer-ilaaliyaha
guud ee dawladda Puntland Maxamuud Xassan Aw-Cismaan ayaa shaaciyay waqtiga la
fulin doono xukunkii dilka ahaa ee maxkamaddaha Puntland ku xukumeen saddexdii
nin ee kufsaday Caasho Ilyaas Aadan.
Xeer-ilaaliyaha guud ayaa sheegay in xukunka la fulin doono 11/02/2020 marka ay saacaddu tahay 8:00 subaxnimo, goobta laga fulin doonana ay tahay Bosaaso.