Deg-Deg: kenya oo wada qabanqaabada xafladda iscaleema saarka Axmed Madoobe.
Si sharci darro ayay garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo uga degtay diyaarad laga leeyahay dalka kenya,taas oo ka soo duushay...
Si sharci darro ayay garoonka diyaaradaha ee magaalada kismaayo uga degtay diyaarad laga leeyahay dalka kenya,taas oo ka soo duushay...
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inaysan marna aqbali doonin in dib loo dhigo dhageysiga dacwadda Badda, kaddib markii ay dowladda Kenya...
Maxkamadda Cadliga aduunka ee ICJ ayaa u yeertay Somalia iyo Kenya, kadib dalab cusub ay Kenya u gudbisay Maxkamadda. Kenya...
Wargeyska Daily Nation ee ka soo baxa Nairobi ayaa qoraya in Kenya ay ku guuldarreysatay inay Soomaaliya heshiis saaxiibtinimo la...
Warar soo baxaya ayaa sheegaya in Kenya ay isu diyaarisay in ay la wareegto hantida Soomaalida ee Kenya haddii ay...
Suuqyada ganacsiga kenya ayaa hoos u dhac weyn uu so wajahay ka dib markii suuqyada qaar isaga guureen ganacsatada soomaaiyeed...
Soomaaliya ayaa kasoo horjeesatay xeer uu qalinka ku duugi lahaa Urur Goboleedka IGAD, sidda lagu daabacay wargeyska Daily Monitor ee...
In ku dhow 10-bilood ayuu xilka hayaa madaxweynaha dowlad goboleedka puntland saciid c/llaahi deni kaas oo 08-bishii janaayo ee sanadkan...
Wadahadallo saddex geesood ah oo ay magaalada New York ku yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha...
Maamulka Hey’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa soo saaray amar ah in gebi ahaanba la hakiyay dhammaan duulimaadyadii Kismaayo muddo 3...
warar hoose oo ka imaanaya madaxtooyada dalka kenya ayaa ayaa sheegaya in kenya ay isaga baxday kiiska dacwada ee ay...
11-kii bishii maajo sanadkii 2017-kii ayay si sharci darro ah dalka ku soo gashay shirkadda dp world ee laga leeyahay...
Xiisad dagaal ayaa laga dareemayaa Gudaha magaalada Kismaaayo, oo ay ku wada Sugan yihiin Saddex-Madaxwayne, Dhaq-dhaqaaqyo hor leh ayay ciidamada...
Wararka aan ka heleyno garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa sheegaya inay halkaa dhowaan ka shaqa bilowday dayuurad ka mid...
Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa 7-da Oktoobar u qabatay in lagu keeno codsi (petition) lagu hor joogsanayo inay Dowladda Kenya...
Wasaaradda Ganacsiga iyo Wershadaha Kuwayt ayaa la sheegay inay mamnuucday in dalkeeda la soo geliyo dhuxusha laga soo daabulo dalka...
Wasiirkii hore ee warfaafinta soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xirsi, oo shir jaraaid ku qabtay magaalada muqdisho ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay ee...
Dowlada imaaraatka ayaa bilowday qorshe kale oo ay ku faragalineyso doorashada la filayo in ay ka dhacdo dowlad goboleedka galmudug....
Madaxweynaha IIRAAN Xasan Rouhani ayaa sheegay in Maraykanka laga doonayo inuu iska fogeeyo xubnaha dagaalka u ololeeya, hadalkan oo uu...
Madaxweynaha Dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa muddo dheer kaddib ka hadlay mowqifka dowladda Kenya ee ka bixitaanka Ciidanka AMISOM ee...