musharax daqare”shaqsiyaadka go’aanka wasaarada arimaha gudaha diidan waa kuwa shisheeyaha u shaqeeyo”.
Musharax c.raxmaan cabdulahi daqare oo kamid ah musharaxiinta u tartamaya xilka madaxtinimada maamulkaasi oo wareeysi siinayay idaacada sareeye 87.5Mhz ayaa soo dhaweeyay go’aanka wasaarada arimaha gudaha kasoo saartay doorashada maamulka jubland
Cabdiraxmaan daqare ayaa sidoo kale tilmaamay in dadka diidan go’aanka wasaarada in ay yihiin dad leh dano gaar ah ama xambaarsan afgaar iyo dano shisheeye….
Halkaan hoose ka dhageeyso codka musharax c.raxmaan daqare