Maxaa Sababay Qilaafka Hirshabelle ?
MUQDISHO – SAREEYE FM
indhawaalaba waxaa jiray khilaaf u dhaxeeyay madaxweynaha maamulka hirshabeele maxamed cabdi waare iyo gudoomiyihii hore gobolka hiiraan yusuf axmad hagar daba geed khilaafka ayaa keenay in
madaxweynaha maamulka hirshabeele maxamed cabdi waare ayaa xil kaqaadis ku sameyay gudoomiyihii gobolka hiiraan yusuf dabageed asagoona umagacaabay xilkaas
afayeenka maamulka hirshabeele daauud xaaji cirro ayaa warbaahinta u aqriyay wareegto kasoobaxday madaxweynaha maamulka hirshabeele
Gudoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed hagar Dabageed oo shir jaraid luqabtay magalada badalweyne inta aanan xilka laga qaadin ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare in uu ku fashilmay maamulida degaanada maamulka Hirshabeelle.
Yuusuf Axmed hagar Dabageed ayaa sheegay in madaxweyne waare tan iyo marki lamagacaaby in uusan wax laqaban karo kaqaban maamulka hirshabalee waa sida hadalka udhigay
Gudoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed hagar Dabageed oo sii hadlayay ayaa sheegay in dowlada somalia iyo beesha caalamka iyo taliska ammison in asaga lagula xisaabtamo amaanka magalada badalweyne ee xarunta gobolka hiiraan
ugu danbeyntii Gudoomiyihii gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed hagar Dabageed ayuu ugu baaq udiray dowlada somalia oo ku adan in ay soo faragaliso kacsanaanta siyaasadeed ee kataagan gobolka hiiraan
yusuf dabageed ayaatiro dhoorjeer ah looo magacaabay gudoomiyaha gobolka hiiraan
gobolka hiiraan gaar ahaan magalada baladweyne waxaa kasoconaya kulo gooni gooni ah oo layeelanayo gudoomiyhii xilka laga qaaday qeybaha kaladuwan ee bulshada iyo maamulka magalada baladweyne