Malaysiya oo Dib U Celinaysa 150 Kunteenar oo ka buuxay Qashin Laga Keenay Wadamada horumaray.
Wasiirka degaanka ee Wadanka Malaysiya Yeo Bee Yin oo booqday bakhaaro lagu hayo qashinka laga keeno dibada waxaa uu sheegay in dalkiisu ahayn goob qashinka lagu soo daadiyo, waxaana uu digniin u diray kooxaha soo dhoofiya ama sida qarsoodiga dib ugu warshadeeya qashinka laga keeno wadamada qaniga ah.
Wuxuu sheegay in 110 kunteenar oo kale oo ay ku jiraan qashinka warshadaha dib loogu celin doonaa bartamaha sanadkan 2020ka. Qashinkan ayaa laga keenay wadamadan: