Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in loo gurmado daka ay dhibtaayeen roobabkii ka da’ay gobalada dalka, gaar ahaan samaynta uu gaystay wabiga shabeele.

waxaa maal mihii lasoo dhaafay ka da’ay roob xoogan gobalada dalka ayadoo lagu guda jiro xiliga loo yaaqaano xagaaga, robkaan oo an looga baran in uu saamayn wayn u gaysan bulshada ayaa hada waxaa dhacday in robaakani u sabaay fatahaad ka dhalatay wabiga shabeele .
Wabiga shabeele ayaa samayn ugaystay dadka ku dhaqan labada shabeele gaar ahaan Afgooye iyo Balacad , dhibaato uu sababay roobka xagaaga ayaa ka dhalatay in shacabka ku dhaqan labaadaan dagmo, ay u bahaan yihiin gar gaar dag dag taasi oo ay ka dhalan karto xalad bili aadanimo hadii aan lala gaarin gurmad dag dag ah.
Waxaa jiro dadaalo badan oo waxa loo qabanaya xaaladaan ka soo cusboonatay labadaan dagmo oo kala tirsan shabeelda hoose iyo shabeelada dhexe.
Ugu horayn madaxwaynaha jamuuriyada faderaalka somaliya mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa tilmaamay muragada ay leedahay boqolaalka qoys ee hoygoodii iyo hantidoodii ku waayey daadadka wabiga shabeele, isaga oo faray xukumada sida ugu dhqasiyaha badan in ay waxa kaga qabtaan haydaha ku shaqada leh sidii loo samata bixin lahaa dadka shacabka ah ee wax yeelada ka soo gaartay .
“Waxaan idinla qeybsanaynaa murugada iyo dhibka, annaga oo xoogga saareyna sidii aan uga qayb qaadan lahayn samata-bixinta qoysaska nugul ee ay soo food-saartay dhibaatadu. Dhammaan dadkeenna Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa kunool, magaalooyinka uu maro wabiga waxaan ugu baaqayaa in ay ka taxadaraan fatahaadaha maadaama lagu guda jiro xilli roobaad.
Waxuu sidoo kale madax waynaha bogaadiyey gurmadaka iyo isgarab istaaga ay isku muu jinayaa dadka shacabka ay eek u dhaqan afgooye asagoo kugu baaqay in dhaaman shacabka ay ka qayb qaataan ugurmashada dadka uu saamyey wabiga shabeele.