madaxweyne farmaajo oo hadda ka qeybgalaya tababar xerada turk-som loogu soo xirayo saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa haatan uga qeyb galaya Dugsiga Tababarka ee Turk-Som munaasabad tababar loogu soo xirayo Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno kamid ah Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

munaasabada sidoo kale waxaa ka qeyb galaya gudoomiyaha golaha aqalka sare cabdi xaashi c/llaahi, danjiraha turkiga u qaabilsan soomaaliya mohmet yilmaz iyo masuuliyiin kale

madaxweyne farmaajo ayaana la hadli doona ciidamada tababarka loo soo xirayo