Madaxweynaha Kismaayo Axmed Madoobe oo beri safar u ah Kenya.
KISMAAYO – SAREEYE FM wararka aan ka heleyno Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Madaxweynaha Kismaayo uu beri u safri doono Magalada Nairobi ee dalka kenya halkaas uu kula kulmi doono madaxda kenya .
wararka ayaa sheegay in Axmed madoobe uu kenya kala hadli doono arimaha dooroshooyinka ee ku soo wajahan Jubaland iyo sidii tageero uu u heli lahaa
waayadaan danbe waxaa buuq xoog leh uu ka jiray Magaalada kismaayo kaasoo la xiriira mushaar la’aan soo wajahay Ciidamada Jubaland ayadoona qoodadii loogu talo galay in lagu socodsiiyo Ciidamada uu jeebka ku shubtay Madaxweynaha Kismaayo .