Masuuliyiin ku dhintay qarax goordhaw ka dhacay muqdisho

xarunta gobolka banadir ayaa wxaaa daqiiqado ka hor ka dhcay qarax xoogan oo khasaare weeyn geeysaty

wararka ay sareeye fm heleeyso ayaa waxaa ay sheegyaan in qaraaxasi ay ku dhintay Gudoomiayha Degmada Waabari .gudoomiyaha Dgemada Cabadicaziis iyo gudoomiyaha degmada wartaba Nabada oo la sheegao in ay dhaawac tahaywaloow aan si rasmi ah loo xaqiiqin

waxaa si doo kale ku dhaawacmay gudoomiiyaha gobolka Banaadir Eng Yuriisoow iyo Afayenkii hore Xalane iyo Afayenka hada Saalax aya dhawac ah wararkaan ayaa ah warar hordhac ah wilina majirto cid xaqiijisay samaeynta uu qaraxaan geestay

Marka laga soo tago masuuliyiinta qaraxaas ku waxyeeloobay waxa sidoo kale jira Dhaawac iyo dhimasha halkaasi ka dhacay

isla markiba waxaa masuuliya qaraxani si deg deg u sheegtay Al-shabaab waxayna warkaani ku soo qoreeen page-koda.