Israa’iil iyo Sadeex kale oo dalal Carab ah oo qorshaynaya in lawiiqo Dowlada Turkiga
Israa,iil iyo Sadeex kala oo dalal carab ah aya ka shaqaynayaa in lawiiqo Dowlada Turkiga oo ah Dowladaha kugu saamaynta balaraan Caalamka.
Israa’iil, Imaraadka carabta, Masar, iyo Boqortooyada Suucuudi Carabiya, ayaa ku hawalan sidii meesha looga saari lahaa Dowlada Turkiga, oo haatan ay u arkaan mid ka hortaagan xaaladaha bariga dhexe.
Madaxda sirdoonka Israa’iil Mossed Coheen ayaa rumayasan in Turkiga uu yahay awood dhibaato ku ah danaha israa’iil, taasina ay ka hor istaagayso istaatiyada uu kuwato Dowladaha Musliiminta.
Yahuuda israa’iil oo kaa shanaysa Imaraadka Carabata, Masar Iyo Boqortooyada Sacuudi Carabiya, ayaa Turkiga ka dhex arki waayey, Balse waxay is xulufaysi la samaysteen Awoodaha waawayn si ay messha ka bixiyaan wax walba oo ka hor imaada danahooda gaarka ah,
Sacuudiga ayaa burburiyey Yamen asagoo dhibaato baahsan ugu gaystay dadka shacabka ee ah reer Yaman, sidoo kalana musilimiinta reer falastiin inuu garabsiiyo iskaadaye waxuu xiriir hose oo uusan yaashicin leeyahay yahuuda.
Imaraadka carabta oo dhawaan xiriir la samaystay yahuuda ayaa waxuu doonaya in uu awooda Turkiga meesha ka baxsho, aydoo aan ognahy in Dowlada Tukiga ay garab istaago Dowaladaha muslimiknta ah, sida Soomaliya, iyo liibiya.
Israa’iil, dawladaha carabta iyo Maraynka ayaa qorshaynaya in cunaqabaytan dhanka dhaqaalaha lagu soo rogo Turkiga si loowiiqo awoodiisa.
Ugu dambayn Turkiga ayaa ah awood ka tirsan isbahaysiga NATO oo ciidan ahaan aad oga awood badan Carabta, ayna adagtahy in Maraynka iyo yurub ay ku soo rogaan Cunaqabatayn dhanka dhaqaalaha ah