Gudiggii Rugta ganacasiga Gobolka Banaadir oo la kala diray.
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdilaahi Cali Xasan ayaa kala diray Maamulka Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir, Wasiirka ayaana ku sababeeyey kala dirista Maamulka ka dib markii ay cabasho kasoo gudbiyeen Gacansatada Gobolka Banaadir.
Waxa uu sheegay wasiirku in dhawaan gudi cusub lasoo magacaabi doono kuwaas oo ay ka wada-tashan doonaan Ganacsatada Gobolka Banaadir, Maamulka Gobolka Banaadir iyo wasaaarada Ganacsiga.
Dhawaan waxaa soo baxayay warar sheegay in madaxda rugta ganacsiga ee la kala diray ay alshabab kaalin ay ku lahayd magacaabistooda,