Galmudug oo bilaawday Dagaal Toos ah oo ka dhan ah AYAXA.

Wasaaradda beeraha Galmudug oo kaashaneysa mida dowladda federaalka ayaa qorshe lagula dagaalamayo Ayaxa ka bilowday gobolka Galgaduud.

Mas’uuliyiin iyo xirfadleyaal si gaar ah loo tababaray ayaa ka qeyb qaadanayo dagaalka ka dhanka ah AyaxA, kaas oo ka socda deegaano hoos yimaada Dhuusamareeb.

Arintaan ayaa timid kadib markii dadka kunhool deegaanada Galmudug ay si wayn uga muujiyeeen cabsho baaxad leh ayaxa mar qurax ku duulay deegaanadooda, waxaana Galmudug ay ahayd meeshii ugu horreysay ee lagu arkay Ayaxaasi oo hadda gobollo kale gaadhay