Dowladda oo kasoo horjeesatay Is doorashada Jubaland

Wasaaraddda Arimaha Gudaha Soomaaliya Ma aqoonsana Isdoorashadda Madoobe iyo Kooxdiisa lagasoo bilaabo Baarlamaanka, gacan kurimiska ah ee Madaxtooyadda iyo Gudoonkoodda Sharci darradda ah