Dowlada kenya Oo Ka Qoomameysay khilaafki somalia
Dhaqaalaha dowlada Kenya kagasoo xaroon jiray dhoofinta qaadka oo hoos u dhac ku yimid kadib markii ay dowlada Kenya khilaaf soo kala dhax kalay dalkeena soomaliya khilaafkaas oo sababy in inta badan ganacsata soomaaliyeed ee qaadka kasoo iibsan jiray dalka Kenya ay joojiyeen
Madaxa ganacsata qaadka ahna gudoomiyaha ganacsata qaadka dalka Kenya oo la hadlayay idaacada qaranka ee dalkaasi ayaa tilmaamay in xiligan suuq xumo ba’ani ay ka jirto ka ganacsiga qaadka
“ waxaa soo koobmay iibgeeynti qaadka aan u iibgeen jirnay dalka Somalia taana waxeey saameen ku yeelatay dhamaan ganacsatada qaadka ee reer Kenya waxaan isku dayi doonaa inaan raadino wajiyo kale aan ku sameen karno suuqyo kale aan ka helno dalalka afriga dowladeenana waxaan ka codsanayaa in ay garab istaag buuxda nagu nasiiso arintaa ayuu yiri Kello Harsama
Qeeyla dhaanta iyo baaqyada Kenya ayaa kusoo aadaya xili ay muuqato in dowlada somaliya kaga guuleesatay kenya istiraatijiyada siyaasadeed ee gobalka iyo geeska afriga