Deg Deg . maxkamadda ICJ oo Go’aan kama danbeysa ah kasoo saartay Kiiska Dacwadda ee Badeena .
qoraal uu soo dhigay boga facebook uu ku leeyahay Raisal Wasaare ku xigeen Dalka Mahdi Maxamed Guled Qadar ayuu ku sheegay in Maxakamada Cadaalada ay go’aamisay in dacwada Badda la qaadi doono 8-12 juun 2020
kenya Dhowr jeer waxa ay dalbatay in kiiska mudo sanad ah dib loo dhigo balse taas wey u noqon weysay oo imika waxaa lagu daray mudo lix bilood ah
kenya ayaa ka caga jiideysa dacwadaan ay Soomaaliya ka gudbisay ayadoo Soomaaliya ay markasta diyaar u tahay in laqaado dacwada badana lana soo gaba gabeeyo .