Deg Deg : Maxkamada Cadaalada Dunida ee ICJ oo u yeertay Wadama kenya Iyo Somalia

Maxkamadda Cadliga aduunka ee ICJ ayaa u yeertay Somalia iyo Kenya, kadib dalab cusub ay Kenya u gudbisay Maxkamadda.

Kenya ayaa codsatay in Kiiska Badda dib loo dhigo ilaa Bisha September ee sanadka 2020- ka.

Ra’iisul wasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Guuleed iyo Qareenka guud ee Kenya ayaa ICJ gaaray, waxaana la filayaa in go,aan kama dambeys ah la soo saaro.

W/Q: Mohamed Abdullahi Rooble