Duuliye IMAARAATI ah oo la sheegay inuu 3 todobaad wax ka duqeeyay Marinka Gaza (Kashifaad lama filaan ah)
Weriye Yuhuudi ah oo la yiraahdo Edy Cohen ayaa kashifay arrin lama filaan ah oo ah in duuliye dagaal oo...
Weriye Yuhuudi ah oo la yiraahdo Edy Cohen ayaa kashifay arrin lama filaan ah oo ah in duuliye dagaal oo...
Somalia ayaa markii ugu horreeysey taariikhda waxay qarka u saaran tahay in lasoo saaro shidaalkeeda oo sanado badan ahaa dhibaato...
Nayroobi, Nofeembar 14, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan miro dhal ah la qaatay dhiggiisa...
Xulka Kenya ee loo yaqaanno Harambee Stars, ayaa wajahaya xaalad dhaqaale xumi kahor kulanka ay la yeelanayaan dalka Masar, waxaana...
Guddiga Khuburada QM ee Soomaaliya oo soo saaray warbixintoodii sanadlaha ah ayaa sanadkan2019 shaaca ka qaaday in Kenya ay ka...
Tan iyo bishii Agoosto shacabka jubaland waxa ay dhibbane u noqdeen rag ku loolamaya hogaaminta dowlad goboleedka jubaland taas oo...
Kaddib dhowr bilood oo aamusnaan ah, warbixin kasoo baxday QM ayaa xaqiijisay in hogaankii la doortay ee Mohammed Morsi uu...
12kii December 1964tii ayey aheyd markii ugu horeysey ee Kenya loo aqoonsado inay tahay Jamhuuriyad madaxbanaan, halka waqtigaas Somalia ay...
Ciidamada daacada u ah Siciid Cabdullahi Deni ayaa si xoog ah kula wareegay Maamulka Xarunta golaha Wakiilada Puntland, waxaana si...
Banaanbaxyo Waa weyn ayaa ka bilowday Magaalada Garowe kaas oo looga soo horjeedo Mooshinkii la sheegay in Xilkii looga Xayuubiyay...
Iyadoo weli ay sii xoogaysanayaan xiisadaha u dhaxeeya madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi iyo gudoomiyaha golaha wakiilada Puntland C/xakiin Maxamed Axmed...
Ilhaan Cumar ayaa iminka la sheegayaa inay si rasmi ah u kala bexeen saygeedii, bilo uun kaddib markii ay saxaafaddu kashiftay...
In ka badan 190 Askari oo ka tirsan ciidamada Darwaaiishta Jubbaland ayaa isu dhiibay ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ee ku...
Qarramada Midoobey ayaa ku biirtay dadaallada caalamiga ah lagu gargaarayo dadka ay fatahaadu ku dhufatay ee Soomaaliya gaar ahaan magaalada...
Ra’iisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arrimaha dibedda Qatar Sheikh Mohamed bin Abdulrahman Al Thani, ayaa ballan-qaaday in Qatar ay sii...
Wararka laga helayo xarunta gacansiga Puntland ee Boosaaso ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay shil gaari oo...
Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay fatahaad ka sameeyay tuulooyin hoostaga degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe. Fatahaadda ayaa...
Kaddib labadii gool ee uu Romelu Lukaku ka dhaliyay kooxda Bologna shalaytoole, xiddiga reer Belgian ee Inter u saftay ayaa...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa saaka ciidamo ka tirsan kuwa Haramcad u daadgureysay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Dowlad Goboleedka...
Xilli uu dalku ku jiro xaalad adag oo dhinaca bini aadanimada ah ayay xisbiyadda qaar oo isugu yimid kulan kaga...