Aqoonyahano wax laga xumaado ku tilmaamay xarriga putland ay u gestay waxgaradka ku howlanaa dhismaha wadooyinka boosaso
Aqoonyahada soomaaliyeed oo wax laga xumaado ku tilmaamay xarriga putland ay u gestay waxgaradka ku howlanaa dhismaha wadooyinka boosaso
Aqoonyahan nuur sheikh cali oo la hadlay radio sareeye ee mogadishuayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay xarriga ay xeer ilaalinta putland kula kacday waxgaradkan ku howlanaa dhismaha waddo dhexmarto magalada boosaso,
Waxaa uuu tilmaamay in hananka ay dowlada federalka u martay lacagta ay ugu deeqday dhismaha wadada boosaso iyo garoonka kubada cagta ee kalkacyo ay tahay mid ku wanaagsaneed in maamulka putland lagala hadlo.
Aqoonyahankan ayaa ku taliyey in arrinkaasi dib u eegis lagu sameeyo islamarkaana ay ka wada hadlaan dowlada federalka somaliya iyo dowlad goboleedka putland.