Guddoonka Golaha Shacabka oo Sheegay in kalsoonidii lagala laabtay Xumadii Xasan Cali Khayre
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo goor dhow soo xiray kulankii maanta ee baarlamaanka ayaa shaaciyey in kalsoonidii lagala noqday ra’iisul wasaraaha Somalia, Xasan Cali Khayre.
Gudoomiyaha Golaha Shacabka ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ka dalbaday soo Magacaabista Ra’iisul Wasaare Cusub si loo dardar-geliyo howlgaha laga sugayo xukuumadda Soomaaliya. .
Kadib markii ay kalsoonida kala laabteen 170 Xildhibaan, kulankaan ayaa ku soo adaaya xili uu Shirkii Dhuusomareeb wajigiisa labaad u soo dhammaday madaxda Dawlada Faderalka Somaliya iyo kuwa Maamul Gobaleedyada.
Xil ka qaadista reysal wasaaraha Xasan Cali Khayre ayaa noqotay mid dad ah