shirka maamul gobeedyada iyo dawldda fadraalka somaliya oo u eg mid ku soo dhamaan raba guul daro ayadoo ay maamul gobeleedyada ay rabaan in doorasho dadban la aado. halka dawlada ay rabto doorasho qof iyo cod ah in ay ka dhacdo dalka.

shirkii dhuusa mareeb ayaa u eg mid ku dhamaanaya guulo daro usoo hoyatay maamul goboleedyada. halka shacabkana ay u thy guul.

maamul gobaleedyada ayaa ku adkaysanyey in ay iyagu soo xulaan xildhibanada ay rabaan, si doorashada soo socota ay saamayn wayn ugu yeeshaan.

madax waynaha iyo wafigiisa ku nsugan magalaada dhuusa mareeb ayaa raba in shacabka awooada lasiiyo si ay usoo doortaan xildhibaanka ay u arkaan inuu danaynayo hormarkooda sidoo kalna uu ka fakarayo danaha somaaliya.

maamul gobaleedayada ayaa ka hela lacago hoose dawladaha imaraadka,kenya, sacuudiga,iyo masaarida.

kenya,imaraadka,sacuudiga iyo masarida ayaa si aad ah uga soo horjeestay dawlada faderaalka somaliya uu hogaaminayo madaxwayne maxamed cabdulaahi farmaajo dawladahaas ayaa ku howl jira in ay samayn wayn ku yeeshaan doorasha la filaayo in ay ka dhacdo dalka, ayagoo raba in ay keenaan madax dantooda ay ka fushadaan si ay u qaataan hantida dadka iyo dalka somaliya.

kenya ayaa doonaysa in bada somaliya gaar ahaan qaybaha shidaalka ku jiro ee jubooyinka in ay lawareegaan, taasi oo ay ka biya diidan tahy dawlada hada talada haysa.

imaraadka ayaa doonaya in bada somaliya iyo dakadeeheeda in uu lawareego si uu dalaldasho dhaqaalaha ka soo baxa bada iyo dakadaha somaaliya .

baqortooyada sucuudiga ayaa aaminsan in soomaliya iyo shidaalka dhexceegaaga ay qatar ku thay jiritaanka sacuudiga.waxayna dawladaha carabta ka soo horjeedaan in somaliya ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah taasi baldalkeedana ay usoo adeegsanayaa maamul gobaleedyada.