Soomaaliya oo ka qayb gashay meertada 33 ee midowga affika.
Shirkan oo furmay shirka 33-aad ee madaxda dowladaha iyo dalalka ku mideysan Midowga Afrika.
socon doona inta u dhexeeysa 9-10-k a bishan Febaraayo ayaa waxaa looga arrinsanayaa dib-u-habeynta hey’adaha Midowga Afrika, hirgelinta Aagga ganacsiga xorta ah Magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa maanta oo Axad ah waxaa ka oo qaaraddu yeelato, xoojinta arrimaha nabadda iyo amniga ee dalalka Midowga Afrika iyo doorashada Madaxweynaha cusub ee hoggaamin doona ururka sannadkan 2020-ka.
Shirkaan ayaa waxaa dowladda Soomaaliya uga qeyb galaya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo, kuwaas oo gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kulan la yeelan doona madaxda heer qaaradeed, hoggaanka hey’adaha iyo ururrada caalamiga ah ee ka soo qeyb galaya meertada 33-aad ee Midowga Afrika.