Golaha Aqalka sare ee soomaaliya oo ka hadalay ogaankii Trump.
Xildhibaannada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulan ku yeesheen Magaalada muqdisho,iyaga oo kulanmooda uga hadlay qodobo dhowr ah.
Golaha Aqalka Sareayaa cambaareeyay heshiiska madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu magac daray “Heshiiska Qarniga’ ee lagu xaqirayo xuquuqda Reer Falastiin isla markaana Mareykanka uu doonayo in Qudus ay ahaato Caasimadda Israel.
Horey ayaa go’aanka Trump waxaa ugu taageeray laba kamid ah dowladaha Carbeed sida Masar iyo Sacuudiga,iyaga oo sheegay in ay ku jirto nabada wadamada Bariga Dhexe.