Dibad baxyo rabshado wata oo dib ugu qarxay wadanka Gani
Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyootay halka tira inta kabadana ay ku dhaawacmeen wadanka Guinea kadib markii dibad baxyaal careysan iyo laa maha amaanku ay isfarasaareen.
Dad weynaha Reer Guinea ayaa waxaa ay ka careysan yihiin wax kabadel lagu sameyneyo Dastuurks Dalkaas oo mudda xileedka madaxda Dalkasi sida madaxweynaha in laga dhigo shan sanno, waxaase wax ka bewdelka Dastuurka Wadanka aad ugu soo horjeeda, shscsbks wadankaas.
Madaxwewyne Alpha Conde’s ayaa waxaa uu dooneyaa in uu mmar sedexaad u tar tamo madaxtinimada Dalkaas, waxaa se Xeerka Dalka uu dhigeyaa in madax weynuhuu laba mar oo qura uu ,u tartamik karo, jagada ugun sareysa Dalka.