Puntland oo Imaraadka Doonayo Inay Soomaaliya Ka Go’do.

Puntland tan Iyo Khilaafkii Dowlada faderalka Iyo Imaraadka laga Soo Bilaabo Dowlada Xasan Sheekh maxamud Waxay Mar kasta La safnayd Dowlada Imaraadka,Arintaasi oo ka Danbeyso Rabitaanka Puntland oo Imaraadka Doonayo Mustaqbalka Inay Noqoto Imaarad yar oo Dalkaasi maamusho.

Imaraadka Ayaa Doonaya Inuu Puntland La Yeesho ganacsi Furan Gar Ahaana In Imaraadka uu Baadho Meydiga Iyo  Beeraha Gobolka Bariga Ilaa Iyo Buuraha Gobolka Bari ,Arintaasi oo uu Ku Badalanayo inuu Dhaqalaha Puntland Ku kabayo sanad kasta Lacag miisaaniyad Ah.

Imaraadka oo Xirir Gudaha Puntland Farogalin ku leh Ayaa Puntland Ku Tageeray Inay Diido wada Shaqeynta faderalka Markasta.

Kadib markii Imaraadka Ay Dowlada Faderalka Xirirka U jartay waxay Si Balaadhinaysey Heshiiska Degkadaha Iyo Waliba Garoomada Puntland.

Imaraadka Ayaa Doonaya Mustaqbalka Inuu Puntland Iyo Soomaliland Heshiis Dhex Dhigo,waxaana Arinkaasi Salka Ku haysa Gobolasa Sool,sanaag Iyo cayn In Loo kala Qabiyo labada Dhinac.

Dad Badani waxay la Yaaban yahiin Madaxweyne Deni oo Joogin wax 4 Bilood Inuu Qaaday wadooyinka Puntland Uga Hor Imaanayso Dowlada Faderalka Soomaaliya Balse waxaysan Ogayn Inuu Jiro Sharci Gudaha oo Imaraadka Puntland ku leeyahay Qasabna Ku tahay Maamul Kasta oo yimaadaa Inuu Raaco.