Deg-Deg: kenya oo ka baxday kiiska dacwada ee taalla maxkamadda ICJ

warar hoose oo ka imaanaya madaxtooyada dalka kenya ayaa ayaa sheegaya in kenya ay isaga baxday kiiska dacwada ee ay maxkamadda cadaalada aduunka mudeysay in ay dhageysato bisha november ee sanadkan.

faah-faahin dheeraad ah lagama haayo sababta kenya ay isaga baxeyso kiiska dacwadda ee ku saabsan muranka ay galisay badda soomaaliya, balse wararka ayaa sheegaya in kenya qaranadii u doodi lahaa aysan ku diyaarin karin laba bilood .

warkan waxaa si qarsoodi ah u baahiyay mid kamida saraakiisha Wasaaradda Arrimaha dibadda kenya

dhawaan maxkamadda sare ee kenya ayaa aqbashay codsi ay soo gudbiyeen qareenada kenya taas oo aheyd in kenya ay isaga baxdo kiiska hor-yaalla maxkamadda ICJ.

wixii warar ah ee ku soo kordha waan idin soo gudbin doonaa