Shacabka Magaalada Carmo oo dhigaya dibadbaxyo ay kutaageraan DFS
Shacabka kunool degmada carmo ee gobolka bari ayaa waxa ay maanta sameeyeyn dibad bax balaaran kaas oo ay ku taageerayeen xukuumada Federaalka Soomaliya
Dibadbaxayaasha ayaa waxaa ay isugu soo bexeen wadooyinka dhaa dheer ee magaalada waxayna wateen boorar ay ku sawiranyihiin qaar ka mid ah madaxda ugu sareeysa dalka
Dadkaani dibadbaxayey ayaaa waxa ay wadooyinka magaalada ku gubayeen taayiro ayagoo si cara leh ugu dhawaaqayey erayo ay ku taagerayaan Dowlada Federaalka Soomaliaya
Dibadbaxayaasha ayaa sida lasheegayo waxay ay ka soo horjeedaan xariga Guddiga dhismaha waddada boosaso