Dowladda Afghanistan iyo ururka Taliban oo heshiis gaaray
Dowladda Afghanistan iyo ururka Taliban ee ka dagaalama dalkaasi ayaa gaaray heshiis nabadeed
Wada-hadallada heshiika oo mudo socday ayaa sidoo kale lagu heshiiyay in la ilaaliyo xuquuqda dumarka , iyadoo loo marayo hannaan waafaqsan sharciga Islaamka.
heshiikaan ayaa soo afjarayo dagaalo u dhexeeey labada dhinac oo socday mudo kabadan 18-sano oo ay ku nafwaayeen kumanaan qof .
Shirkaan wadahadalka oo laba maalin ka socday dalka Qatar ayaa waxaa ka soo qeeyb galay masuuliyiinta ugu sareeysa labada dhinac waxaana lagu tilmaamay in uu noqon doono heshiis soo celinaaya mustaqbalka shacabka dalkaasi kuwaas oo mudo dheer ku jiray dagaal sokeeye oo dalkaasi ka socday
“Lakulanka Afghansistan ee Talipan Taliban wa guul weeyn ,” ayuu yiri wakiilka gaar ah ee mareykanka.
si kastaba ha haatee shirkaan ayaa isku keenay saraakiil sar sare ee ka socday labada dhinac