War Deg Deg ah
MUQDISHO – SAREEYE FM
Ciidamada Amisom ayaa qof shacab ah ku dilay isgooyska KM4
wariyayaash Sareeye FM ayaa soo sheegaya in gaari ay lahaayeen Ciidamada Amisom uu qofkaasi jiirsiiyay barqanimadii Maanta , waxaana la shegay iney aheyd Qof haween oo wadadaasi mareysay .
Ciidamo dowladda ayaa xiray wadada KM4 ayagoo baraya sidey wax u dhaceen.