Gudoomiyaal degmo oo ku dhintay qarxii galbata ka dhacay muqdisho

qasaraha qaraxii goorhweed ka dhacay xarunta gobolka banaadir ayaa sii kordheeysa waxaana la sheegayaa in masuuliyiin ay ku dhinteen qaraxaan


wuxuu dhawac caloosha ka soo Garaaray Gudomiyaha Gobalka banaadir Eng Abdirahman Omar Osmaan.waxaan haatan caafdimaadkiisa lagula tacaalayaa Isbitaalka Digfeer ee muqdisho


sida uu xaqiijieyey gudoomiye ku xigeenka amaniga iyo siyaasada gobolka banaadir waxaa ku dhintay qaraxaaan Gudomiyahii Degmada Waabari Mahad Cilmi cali, gudoomihii degmada Cabdicaziis Sabah Asad iyo Agaasimihii hore cabdifitaax Xalane


waxaan si doo kale dhaawac uu soo gaaray Afhayenka hada Xilka haya ee Gobolka Saalax y waxaa si doo kale dhawac uu soo gaaray gudoomiyaha degmada wartanabada,


Dhaawac iyo dhimasha ayaa jiro
Qaraxa Waxaa Geestay Qof Naftii hure ah Oo Dumar ah sida la xaqiiqjiyey